Home » Archives by category » NALA SOO XIRIIR

Weedhsame oo weed san ka soo yeedhay ee aamin dhaha

Abdirahman Adan Mohamoud “Inkastuu gaboodfalo, nafluhu gu’ iyo jiilaalba, Guulaha dulqaataad tahee, oon ha nagu goynin, Gargaarow Raxmaan baad tahee, cayn ha nagu giijin, Gacmihii madhnaa baan wadhnee, maanta nagu goobo, Abaaruhu gefkayagii batiyo, galabsi weeyaane, Goortaan dulmiga gaaxsanay, guurtay dhibicdiiye, Rabbow gamashi baan taaganee, roobka nagu guud fur,” Weedhsame

No Comment

Xildhibaan mise Wasir Charles Montesquieu wuxuu ahaa Filosoof, mufakar arimaha siyaasadda (Political theorist) iyo qoraa noolaa (1689-1755). Sanadkii 1748 wuxuu qoray buug cinwaakiisu ahaa: De l’esprit des lois (Af Francis) oo micnaheedu yahey af-ingriska (The spirit of Law) ama af-Soomaali (ruuxa sharciga) ama (dulucda xeerka). Wuxuu ku saabsanaa qeybinta awoodaha dowladda, wuxuuna soo jeediyey in […]

Continue reading …

Yusuf Haid

No Comment

QAYBTA LABAAD 1. Sheekadu waxay inoo maraysay, maxaa loo Haaraamaya Calasow iyo saaxibadii? Nooca saxaafadda ee u isticmaalaan Calasow iyo saaxibadii dadka qaarkii waxay oran karaan waa saxaafada loo yaqaan saxaafadda ‘xadantada’ (Yellow Journalism, ama sensationalist journalism) oo inta badan shuccur abuurta markhatina aan loo raadin. Saxaafaduna iskeedba waa ganacsi lagu kala iibsado badeecad ah […]

Continue reading …
Daawo labo daqiiqo oo aad janada ku gali kartid  https://www.youtube.com/watch?v=pqIMhSAZQzE
Continue reading …

Iidheh qurux bila

No Comment
Continue reading …