Home » Archives by category » Sports

003862 003862

Continue reading …
Xirirka ka dhaxeya Al-shabaab iyo Somaliland

The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab By Stephen Kendy – February 15, 2016 0 20369 Share on Facebook Tweet on Twitter February 14, 2016 Written By Swedish Investigative Journalists Peter Wolfson & Greta Backstrom Many accounts misapprehend the nature of the relationship between Somaliland and al-Shabaab. The relationship, in fact, goes far beyond contact and […]

Continue reading …
Bal daawo oo doono….
Continue reading …

Kooxda Manchester city ayaa guul muhiim ah gurigeeda Etihad Stadim kaga gaadhay kooxda Man United, City ayaa guul 1:0 ah ku gaadhay Manchester derbi iyadoo goolka kaliya uga mahad celinaysa Sergio Aguero. Smalling ayaa ciyaarta laga saaray halka Marcos Rojo dhaawac ciyaarta looga dhex qaaday. Man City ayaa gurigeeda Etihad Stadium ku soo dhawaysay kooxda […]

Continue reading …
Liverpool Vs Real MAdrid Isku aadka Wareega Champions League oo lasoo Saaray.

Waxaa la sameeyay isku aadka wareega Group-yada Champions League ee xiliciyaareed ka 2014/15. Group-yada ayaa u badan kuwo adag taas oo ka dhigaysa in xili ciyaareed kaan uu noqon doono kii ugu adkaa ee soo mara koobka horyaalada yurub. Isku Aadka Ayaa U Dhacay Sidaan: Group A: Atletico Madrid, Juventus, Olympiakos, Malmo. Group B: Real Madrid, Basel, Liverpool, Ludogorets. Group C: […]

Continue reading …
DAAWO  TABABARKII UGU DAMBEEYEY EE KOOXDA ARSENAL KA HOR SAFARKOODA DALKA TURKIGA 

Ciyaartoyda Arsenal ayaa waxaa ka muuqanayey isbiirid heer sarre ah intii lagu jiray tababarkii subaxnimadii Isniinta iyadoo isku diyaarinaya kulankooda play-offka UEFA Champions League ay ku wajahayaan kooxda Besiktas habeenka Talaadada ah.Qaar ka mid ah xiddigaha Arsenal ayaa bilaabay inay ciyaaraan legdan, Jack Wilshere ayaana u muuqanayey inuu yahay xiddiga ugu legdanka fiican meesha isagoo […]

Continue reading …
Muxuu Tababare Jose Mourinho Ka Yiri Kulankii Ay Kaga Hareen Champions League?

José Mourinho ayaa ka hadlay guuldaradii caawa ka soo gaartay kooxdiisa kooxda Atletico Madrid isagoo u hambalyeeyay kooxda reer Spain oo markii ugu horeysay muddo 40 sanno gaartay finalka Champions League. Mourinho ayaa ciyaarta ku sheegay in kulanka caawa ay go’aansatay rigooradii uu dhaliyay Diego Costa kulankaasoo ay Atletico ku badisay 3-1. “Waxaa jirtay daqiiqad […]

Continue reading …
Atletico Madrid Oo Cashar U Dhigtay Chelsea Una Soo Baxday Finalka Champions League.

Atletico Madrid ayaa si taariikhi ah ugu soo baxday Champions League ka dib markii ay cashar lama ilaawaan ah u dhigtay Chelsea oo marti loogu ahaa Stamford Bridge lugta labaad ee semi-finalka Champions League iyagoo ku dubtay 3-1. Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa ku soo bilaabay Azpilicueta oo ka ciyaarayay garab halka Cole iyo Ivanovic […]

Continue reading …

Waxaa dhawaan hawada kusoo biirtay Shabakad lagu magacaabo http://www.somalinimo1.com/ taa oo dad badan ka yaabisay sida ay wax u tabinayso. Shabakadaan oo Afka Soomaalida ku hadasha ayaa tabisa wararka, Arimaha Bulshada iyo sidoo kale barnaamijyo iyo Sheekooyin maqal ah. RIIX HALKAAN SI AAD U BOOQATO SHABAKADAAN CAJIIBKA BADAN!

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay dhaqanka ciidanka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo. Isagoo ka hadlay xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa oo ay ku shirayaan madaxda dalalka Afrika, Xasan Sheekh wuxuu sheegay in uu Midowga Afrika kala hadlayo eedo loo jeediyay ciidanka Kenya ee ku sugan Kismaayo oo la sheegay […]

Continue reading …

Sida aan ka war-qabno waxaa waayadan danbe soo badanayey eedeynta loo jeedinayey Dowladda Kenya gaar ahaan Siyaasadeeda ku wajahan Gobolada Jubooyinka halkaasi oo ay dabada ka riixeyso kooxo Soomaali ah oo ay ka soo uruurisay Xeryahay Qaxootiga iyo Magaalooyinka Waqooyi Bari ee Kenya si halkaasi looga sameeyo Maamul Goboleed ay Iyadu maamusho si ay ugu […]

Continue reading …

Gudoomiya xisbiga mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe oo ka qeybgalay xaflad lagu horumarinaayo xibigaasi oo ka dhacday magaaladan London ayaa sheegay in ay wadahadleen wafdigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Soomaaliay Xasan Sheekh Maxamuud asiga oo sheegay in si toos ah loogu sheegay in xilka kaliya ee u banaan Somaliland uu yahay xilka ay hada […]

Continue reading …
Continue reading …

tijabo

No Comment

Aroos iyo hambalyo by dm_517b19e26ba46

Continue reading …

tijaabo

No Comment

Video streaming by Ustream

Continue reading …
Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Garaacday Man United Halka Semi-finalka FA Cup Oo Ay Man City Wajihi Doonaan.

Gool kaliya uu dhaliyay Demba Ba ayaa ugu filnaa Chelsea inay 1-0 ku dubato kooxda Manchester United kulanka ku celiska wareega 8da FA Cup, iyagoo haatan wareega afar dhamaadka ku wajihi doonaa Manchester City. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay si caajis ah iyadoo labada kooxood aysan abuurin wax fursado waa weyn ah qeybtii hore, iyadoo Chelsea […]

Continue reading …
Daawo muuqaalka Gudiga horumarinta Sprortiga Soomaaliya oo xaflad ku yeeshay London

Waxaa xaleey magaalada London ee dalkan UK ka dhacday xaflad balaaran oo ay soo abaabuleen Gudiga horumarinta Sportiga Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland. Xafaldaani oo ay ka soo qeybgaleen qeyba kala gadisan ee bulshada Soomaalieed gaar ahaan inta jecel Sporort-ga. Waxaa halkaasi qudbado ka jeediyay qaar kamid ah ciyaaryanadii u soo dheelay Soomaaliya iyo kooxo ka […]

Continue reading …
Marouane Fellaini Oo Dareesan In Garsoorayaal Ka Cabsanaya Muuqaalkiisa Ay Bartilmaameedsadaan Isaga.

Xiddiga kooxda Everton Marouane Fellaini ayaa sheegay inuusan bedeli doonin ciyaartiisa inkastoo uu sheegtay inay garsoorayaasha ay bartilmaameedsanayaan madaama ay ka baqanayaan isaga. Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa ganaax seddex ciyaar ah dusha loo saariyay bishii December ka dib markii uu herdiyay ciyaaryahanka Stoke City Ryan Shawcross. Fellaini ayaana dareensan in garsoorayaasha uusan ka helin wax […]

Continue reading …
Maamulaha Guud Ee Man United David Gill Oo Ka Tagaya Shaqada Kooxda Manchester United.

Maamulaha guud ee kooxda Manchester United David Gill ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagi doono shaqadiisa kooxda Red Devils 30ka bisha June. Warbixin la soo dhigay website-ka kooxda Manchester United ayaa lagu sheegay in 55 jirkaan uu ka tagi doono kooxda xagaaga, taasoo u ogolaaneysa baa lagu yiri warbixinta in United ay hesho maamul cusub […]

Continue reading …