Home » Archives by category » Video
Daawo sida looga xusay 1da Lulyo magaalada Milton Keynes

Abdulkadir Walayo ·   Dhaliilka iyo is-dhaliilka (CRITICISM & SELF-CRITICISM) waa wado ka mid ah wadooyinka lagu sixi karo wixii qaldaad ah oo mujtamaca iyo maamuka ka dhex jira oo lid ku ah danaha guud ee ummadda. Qofka isaga ayaa shakhsi ahaan iska dhaliila waxaa uu naftiisa ka bi’yay uuna is baday oo xumaan ah waxaa […]

Continue reading …
Sansaan xornimo – Cismaan Yuusuf Keenadiid AUN

Hashi Y. Osman Sansaan xornimo – Cismaan Yuusuf Keenadiid AUN Arar: Sansaan xornimo (ama.Samow Maxamadow), waa gabayga ugu dheer, gabayadii Allaha u naxariistee Cismaan Yuusuf Keenadiid (1899 – 31.08.1972). Gabayga wuxuu tiriyay xornimadii ka hor, kolkii ay qaramada midoobay guddoomiyeen in 1960ka soomaalidu xor noqoto oo qaran noqoto. Gabayga gudihiisa waxaa Cismaan ku soo qaaday […]

Continue reading …

Saturday June 3, 2017 One year ago today, Muhammad Ali — arguably the greatest and most unforgettable athlete of the 20th century — lost his decades-long fight with Parkinson’s disease, dying at age 74. I am the greatest’ Originally named Cassius Clay, Ali was in Kentucky during an era of harsh segregation, and confronted its […]

Continue reading …
Daawo “Khayraadka dalkeena ku jira” warbixin rasmi ah
Continue reading …

No Comment

Xildhibaan mise Wasir Charles Montesquieu wuxuu ahaa Filosoof, mufakar arimaha siyaasadda (Political theorist) iyo qoraa noolaa (1689-1755). Sanadkii 1748 wuxuu qoray buug cinwaakiisu ahaa: De l’esprit des lois (Af Francis) oo micnaheedu yahey af-ingriska (The spirit of Law) ama af-Soomaali (ruuxa sharciga) ama (dulucda xeerka). Wuxuu ku saabsanaa qeybinta awoodaha dowladda, wuxuuna soo jeediyey in […]

Continue reading …