Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy nolvadex online cheap, purchase dapoxetine.
Faysalow Halaga Gar Helo balse Gardiid waa Alla Diid ayey Soomaaliddu ku maahmaahdaa, tan Faysal cali Waraabe waxay lamid tahay sidaa. Faysal waxa uu iska difaaci Kari waayey Eddihii qodobaysanaa iyo Caddayntii Muuqaalka ahayd ee loo gacan geliyey Guddida hawshaa u xilsaarnayd, iyo eeddaha loo jeediyey ay ahaayeen dhamaan kuwo dhawrsoon oo aan shaqsiyaddiisa waxba lagaga sheegin marnaba.
Hase-yeeshee Faysal Cali Waraabe waxa miciin biday Markii Gartii lagaga Badiyey inuu Cay iyo aflagaado qaawan kula kaco Musharrax Jamaal Cali Xuseen oo ay isku xisbi yihiin. Gardiid waa alle diid Faysal Cali waraabe waxa uu Markii laga soo dareeray madashii Hoolka ee Gartu ka dhacaysay mar kale uu ku kacay arrin marag u ah wixii lagu eedeyey markaa Faysal Cali waraabe Wuxuu ka dhigan yahay. “Gabadhii iyaddoo la waa Ninaayo haddana Tidhi waa la isugayaa ee I dhakhsada”.
Guddida Diiwaangelinta waxa looga fadhiyaa inay sharciga ka shaqaysiiyan isla markaana dabar ku qabtaan Ninkan seetada Goostay oo kusoo dabaalan sharci, soona saran go’aan cadaalada ku sallaysan.
W/Q
Cabdifataax Cali Faarax.
Hargeysa/Somaliland
You must be logged in to post a comment Login