Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

C/fitaax shaaweye oo loo magacaabey xilka…………………..

C/fitaax Ibraahim Shaawey ayaa loo magacaabay Taliye kuxigeenka Taliska ciidamada Nabad sugida Dowladda Federaalka soomaaliya.

Wuxuu C/fitaax Shaawey horay usoo noqday sannadkii 2007-dii ilaa sannadkii 2009-kii G/xigeenkii Koowaad ee Arrimaha Nabadgelliyadda ee Maamulka Gobalka Banaadir oo uu Xilligii Maxamed Dheere.

Markii xilkaasi laga qaaday wuxuu magangelyo ahaan u tegay dalka Ingiriiska halkaasi oo uu deganaa sanadihii u danbeeyay, oo magangelyo laga siiyay.

Taliye-xigeenka cusub ee Nabadsugidda Gobalka Banaadir, waxa dhalay Guddoomiye-xigeenkii hore ee Maamulka Gobalka Banaadir, Ibraahim Cumar Shaaweye oo lagu dilay qarax miino.

Magacaabista mas’uulkan cusub ayaa kusoo beegmeyso xili isbadalo laga yaabo in lagu sameeyo hay’addaha amaanka, maadaama xaalada nabadgelyada Muqdisho ay mudooyinkan aheyd mid aan hagaagsaneyn. Kamagra Chewable without prescription, generic zithromax.

You must be logged in to post a comment Login