Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

CIA-da Mareykanka oo wax ka ogaatay xiriirka SOMALILAND iyo AL-SHABAAB

Suhagra without prescription, clomid reviews. Dhowr goor oo hore, ayaa shaaca laga qaaday in maamulka Somaliland ay xiriir la lee yihiin kooxda Al-Shabaab ee dagaalka ka wadda koonfurta Soomaaliya, islamarkaana diin ka shaqeysa kaliya koonfurta ku xasuuqeysa shacabka.

Somaliland, ayaa dagaal dadban kula jirta koonfurta, ayada oo adeegsaneysa dagaal-ooge Axmed Godane, oo deegaanadaas kasoo jeeda.

Haddaba warbixin cusub, oo xasaasi ah, ayaa muujineysaa in CIA-da Mareykanka ay xubno ka tirsan maamulkaas ku tuhmeyso inay ka tirsan yihiin ama ay taageeraan kooxda Al-Shabaab, ee Axmed Cabdi Godane.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta

You must be logged in to post a comment Login