Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cid walba oo tagta Deegaan ay Al-Shabaab maamusho oo loo hanjabay

War maanta ka soo baxay Ahlusunnada Gobolada dhexe ayaa loogu hanjabay Shacabka ku nool goobaha ay iyagu maamulaan.

Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud Ibraahim Xasan Cabdi ayaa ku hanjabay inay talaabo adag ka qaadi doonaan Cid walba oo tagta Goobaha ay maamulaan Xoogaga Al-Shabaab islamarkaana dib ugu soo laabata Deegaanada ay gacanta ku hayso Ahlusunna Wal-Jamaaca.
order zoloft, purchase dapoxetine. buy Sublingual Viagra, generic lioresal. order clomid online cheap, cheap clomid.

Dhinaca kale Taliyaha ayaa beeniyey waxa ka jira inuu Maamulka Ahlusunna uu xir xiray 11 Odoyaal dhaqameed oo si weyn looga yaqaanay Deegaankaasi.

You must be logged in to post a comment Login