Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada amniga oo Maan-dooriyaha Xashiishadda gacanta ku soo dhigay+Sawirro Posted on April 6, 2016 by Mustaf Mohamed in WARARKA // 0 Comments

Howlgal ay si wadajir ah degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir ay maanta uga sameeyeen ciidanka Nabad Sugidda qaranka iyo kuwa Booliska ayeey ku soo qabteen gaadiid uu ku raran yahay Maan-dooriyaha Xashiishadda kaas oo ay la soo qabteen kooxo ka ganacsanayay oo laba ahaa sida uu u sheegay warbaahinta Afhayeenka wasaradda amniga qaranka Cabdi Kaamil Shukri macalin Xirsi.

Afhayeenka ayaa tilmaamay in xashiishada ay ciidanka soo qabteen in tankeedu uu gaarayay ilaa 9 tan waxaase uu digniin adag u diray kooxaha ka ganacsada waxyaabahaasi maanka dooriya oo uu sheegay in dowladdu ay mamnuucday, cidkastaa oo lagu soo qabtana sharciga la horgeyn doono.

tamoxifen citrate, cheap Zoloft. DSC00954DSC00956 Malegra buy online, generic dapoxetine. DSC00957DSC00958DSC00959 cheap sildenafil, buy lioresal. DSC00961DSC00962DSC00963DSC00964

You must be logged in to post a comment Login