Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada DF & AMISOM oo Weerarkii ugu cuslaa ku qaadaya..

buy Erectalis, online Zoloft. Kamagra Flavored for sale, acquire zithromax. order Tadacip online, online Zoloft.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada DF iyo kuwa Itoobiya ee AMISOM ay dhaq dhaqaayo Ciidan oo lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro Degaano dhaca Gobolkaasi.

Ciidamada Huwanta ayaa dhaq dhaqaayadan waxey ka wadaan Magaalada Baardheere waxaana Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku wajahan yihiin Degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo.

Ilo Degaanka ayaa sheegaya in Ciidamada ay doonayeen in ay la wareegaan Degaanka Ceel-cadde oo qiyaas ahaan 60Km u jirta Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo.

15-ka bishii January ee Sanadkan ayaa Weerarkii ugu khasaaraha badnaa waxey Maleeshiyadda Al-Shabaab ku qaadeen Xerada Ciidamada Kenya ay ku la haayeen Degaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo.

You must be logged in to post a comment Login