Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Dowlada oo Miino Baaris kusameeyay Degmo kuwada Hareersan Miinooyin

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Howlgallo Miino Baaris ah ka sameeyey Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud,iyadoona Ciidamada ay Gacanta ku soo dhigeen Waxyaabaha Qarxa oo Dagmada ay ka soo Aruuriyeen.

Taliyaha Ciidamada Milatariga Degmada Ceelbuur Axmed Kaariye Caraale”dhaga dheere” ayaa sheegay in Ciidamada ay Wadooyinka Degmada maanta Baaritaano Miino baaris ah ka sameeyeen islamarkaana ay ku guuleeysteen in ay soo qabtaan Waxyaabaha qarxa.
online tadalafil, dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login