Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Dowlada oo Muqdisho ku qabtay Saraakiil Shabaab ah

Viagra Caps for sale, cheap lioresal.

buy Cialis Professional online cheap, zithromax online.
Ciidamada Dowlada ayaa howlgalo ay ka sameeyen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho waxa ay ku soo xiren ugu yaraan 15 ruux oo lala xiriiriyay Al Shabab.

Saraakiil ka tirsan hey’addaha amniga ayaa sheegay in dadka la soo qabtay iney ku jiren seddex nin oo qirtay iney ka tirsan yihiin Al Shabab.

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgalada amniga lagu xaqiijinayo oo ay ka fuliyan magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login