Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

 Ciidamada Itoobiya oo dagaal Looga saaray Deegan Istiraatiiji ah oo Gobolka Bakool Katirsan.

 

DISSENTING DIPLOMATS

Dagaallo muddo saacada ah qaatay kadib ayay ciidamada Al shabaab usuurtagashay in ay dib uqabsadaan deegaan istiraatiiji ah oo gobolka Bakool katirsan.

Wararka ka imaanaya Bakool ayaa sheegaya in ciidamada Xabashida Itoobiya laga fara maroojiyay deegaanka Buurdhuxulle oo u dhexeeya degmooyinka Waajid iyo Rabdhuurre.

Wariye ku sugan Bakool ayaa soo sheegay in 10 saacadood oo labada dhinac dagaalamayeen kadib ciidamada Itoobiya lagu qasbay in ay dib uga gurteen deegaanka iyagoo u dhaqaaqay dhanka Waajid.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in guryahooda ay dib ugusoo laabteen balse ciidanka xabashida Itoobiya ayaa dab qabadsiiyay dhowr dhismo oo magaalada kuyaal.

Erectalis for sale, acquire clomid.

Boqolaal katirsan ciidamada Al shabaab  ayaa lagu arkayaa iyagoo gaaf wareegaya gudaha Buurdhuxlle iyo duleedkeeda,illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool oo ku aadan dib uqabsashada deegaanka Rabdhuurre.

You must be logged in to post a comment Login