Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Kenya oo u adkeysan waayey waxa ka socda Kismaayo

Kismaayo oo noqotay magaalada dilka iyo dhaca.
Waxaan rajeynaynay in ay kismaayo noqoto magaalo barwaaqo iyo nabad lagu wadaago.
Kismaayo waxay ahayd magaalo ay ku noolyihiin dad Soomaaliyeed oo qabiilo kale gedisan ah,kuwaas oo aha dad isjecel oo reer Kismaayo la dhihi jiray.
Baryahaan dambe wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo aya noqday warar laga naxo oo maalin walba lagu dhaco shacabka kadibna lagu dilo .
waxaa ugu dambeeyay falki lagu dhacay laba dumar ah kadibna la dilay oo ay geysteen rag masuliyin sheeganaya iyo ciidankoodi oo u ka mid aha Abdi Suju oo aha taliye qeyb ka mid ah ciidamada Raaskambooni.Ciidamada Kenya ayaa xabsiga dhigay taliye “Suju”.
Meesha ay ciidamada Kenya ay ka dhidhiyeen maxaad u maleynaysa?Inta qarsan oo aan la ogeyn baa ka badan,laakin Ilahay beyna wax ka qarsoneyn.

You must be logged in to post a comment Login