Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Liyuu Booliiska Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Maanta Ka Af-Duubey Deegaanka Gor-gor 50 Oday Oo Reer Somaliland Ah Oo U Socdey Waan-waan

buy clomiphene online, generic zithromax.
acquire tadalafil, acquire Zoloft.

Ciidamada Liyuu Booliiska Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Maanta Ka Af-Duubey Deegaanka Gor-gor 50 Oday Oo Reer Somaliland Ah Oo U Socdey Waan-waan

Jaamac-Dubbed,Gaashamo-(SLL)-Wararka ka imanaya deegaanka Gor-gor oo u dhow tuulada Jaamac Dubbad ee degmada Gaashaamo ayaa sheegaya in ciidaamda Liyuu Booliiska ee dawlada deegaanka Somalida Itoobiya,ay maanta afduubeen 50 oday oo isugu jira cuqaal,salaadin iyo waxgarad,kuwaasi oo u socdey nabadeyn iyo waan-waan.

Odoyaashan ayaa sida la sheegay ka ambabaxay gobolka Togdheer,iyaga oo sida la sheegay u socdey inay la kulmaan madax ka tirsan dawladda federaalka ah ee Itoobiya,waxaana uu kulankani daarnaa sidii loo xallin lahaa oo looga wada hadli lahaa xasuuq ka dhacay tuulada Jaamac Dubbad,halkaasi oo ay ciidamada Liyuu Booliisku ku dileen in ka badan 20 qof oo rayid ah.

Odoyaashan la afduubtey ayaan illaa hadda la garaneyn halka ay geeyeen ciidamada Liyuu Booliisku,lamana garanyo sababta ay u afduubeen odoyaashaas u socdey waan-waanta iyo nabadeynta shaqaaqadii deegaankaa Jaamac Dubbed ee degmada Gaashaamo.

Ciidamada Liyuu Booliiska ayaa ku sifoobey inay bar tilmaameedsadaan dad aan waxba galabsan oo rayid,taasi oo sababta inay qaar laayaan,halka qaarna ayafduubteen..

You must be logged in to post a comment Login