Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ai??Ciidamada Nabad sugida oo guri guri u baaray degmo looga Shakisan inay kusoo bateen Al shabaab

buy Forzest online cheap, buy clomid.

Malegra FXT online, buy Viagra Soft online, order clomid. generic lioresal.

Ciidamada nabad sugida Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay qeybo ka mid ah degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Howlgalka oo bilowday Xalay Fiidkii hore ayaa waxaa uu saameeyay dhaqa qdhaaqa dhowr Xaafadood oo ku yaalla degmadaasi.

Sidoo kale Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa NISA ee waday howlgalkaasi ayaa gaaray deegaanada hoos yimaada degmada Kaxda, halkaas oo la sheegay in xilliyada qaar ay weerar ka soo qaadaan dagalayahannada Xarkada Al Shabaab.

Ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmadaasi oo ku aadan howlgalkaasi.

You must be logged in to post a comment Login