Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada NISA oo qabtay rag ku shaqeysta dhaqida iyo farsameynta dollar-ka

Khamiis, October, 11, 2018 (HOL)a�� Qoraal la soo dhiggay Bogga Twitter-ka haya��adda Sirdoonka iyo nabad-sugida dowladda Soomaaliya NISA ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan oo laga sameeyay garoonka Aadan Cadde lagu soo qabtay shabakad isku xiran oo ka shaqeysata sameynta dollar-ka.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in labo ka mid ah kooxdan gacanta lagu dhiggay kuwa kalana lagu raadjoogo, iyadoo horay dowladda dhaqida dollarka iyo farsameyntiis-ba u aqoosatay faldanbiyeed aad u weyn.

Shabakadan ayeey NISA sheegtay in ay ku xirnaayeen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in uu u fududeyn jiray galida garoonka diyaaradaha, laakiin lama sheegin magaca xildhibaanka oo macluumaadkiisa loo gudbiyay sida ku cad qoraalka haya��addaha amniga.

Vigora without prescription, dapoxetine reviews.

a�?Ciidamada ammaanka garoonka Aadan Cade ee Muqdisho waxay gacanta ku dhigeen shabakad ka shaqaysa fal-dambiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollar been abuur ah, waxaana gacanta lagu hayaa laba ka mid ah shabakadaas, kuwa kalana waa lagu daba jiraaa�?.

Viagra Caps buy online, order lioresal.

Maa��aha markii ugu horeysay oo ay dowladda Soomaaliya qabto rag sameey-nayay dollar false ah oo dadka lagu qaldo, laakiin marka hore aan waxba ka duwaneyn kan rasmiga ah ee wax lagu kala iibsado.

You must be logged in to post a comment Login