Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Puntland oo howlgallo ka sameeyay gobolka Bari

order tadalafil, when are you ovulating, cheap lioresal. order dapoxetine.

Viagra Soft for sale, acquire Zoloft.

Viagra Caps without prescription, lioresal online.

Ciidamada ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari.

Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Puntland oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in howlgalllo ka dhan ah Al Shabaab ay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolkaasi Bari, si looga hortago weerarada Al Shabaab ay ka geystaan deegaanada Maamulkaasi

Sidoo kale saraakiisha ayaa intaasi ku daray in howlgalladu ay sii socon doonaan, tan iyo inta laga saaro Al Shabaab deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Bari.

Muddooyinkii dambe ayaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Maamulka Puntland waxa ay howlgallo ka wadeen Buuraleyda Galgala,halkaas oo ay ku sugan yihiin dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab.

sildenafil reviews, purchase zithromax.

order dapoxetine, order lioresal.

You must be logged in to post a comment Login