Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamo Hubeysan oo Xanibay Dhaq dhaqaaqii B/weyne

Wararka aan ka helayno Degmada B/weyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in Ciidan Hubeysan ay hakiyeen dhaq dhaqaaqii Magaaladaasi meelo ka mid ah.

Ciidankaan ayaana la sheegay inay ka Tirsan yihiin Booliska Soomaliya kuwaasi oo sameeyey Gadood.

Waxay Xubno uhadlay ciidankaasi ay sheegeen inay ka cabanayaan Mushaarkii ay xaqa ulahaayeen inan la siinin sidaa awgeedna ay Gadoodka maanta Sameeyeen.

Waddooyinka qaar ee Magaalada B/Weyne ayey Ciidanku diideen in la isticmaalo mana jirto wax saraakiisha ciidanka Booliska Gobolka Hiiraan oo arintaan ka hadlay.

Kamagra Polo without prescription, order dapoxetine.
Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login