Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamo ka tirsan ururka Raaskambooni oo lagu xasuuqay bada ,,,,,,,

Dagaal ayaa waxa uu maanta Ka dhacay Deegaanada u dhaxeeya Jaziirada Ma dhawa iyo Deegaanka Buur Gaabo waxana uu dagaalka dhexmaray ciidamada Axmed Madoobe iyo Ciidanka AL Shabaab.

Dagaalka waxa la sheegayaa in Ciidamada Axmeda Madoobe lagu laayey Dagaalkaasi waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in weerarka ay soo qaadeen ciidamada Maamulka JUBBA.

Ciidamada Axmed Madoobe ayaa doon ay saarnaayeen waxa dagaal kala hortagay Dagaalmayaal katirsan Al Shabaab Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaana labada dhinac gaaray walaw khasaaraha uu ubadan yahay dhinaca Ciidanka Axmed Madoobe.

Kamagra Soft no rx, dapoxetine without prescription. Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk

Xafiis ka wararka Muqdisho

Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login