Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamo kala taabacsan ururada Al Shabaab & Raaskambooni oo ku dagaalamay  Jaziirado Ku Dhow Kismaayo.

thumb-1

Ciidamada Al shababa ee gobolka  Jubbooyinka ayaa weeraro culus ku qaaday maleeshiyaad taabacsan Axmed Madoobe oo ku sugan badda gudaheeda.Wararka ka imaanaya Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ee qaabilsan difaaca badda ay dhowr jiho ka weerareen Jaziiradaha Madhawa iyo Julaay oo qiyaastii 120 KM ujira Kismaayo.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in khasara dhimasho iyo dhaawac ah uu gaaray maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

Ciidanka ilaalada xeebaha Al shabaab ee  Jubbooyinka ayaa hareerayn ku haya maleeshiyaadka ku sugan Jaziiradaha Juulaay iyo Madhawa.

Doomo ay wataan ciidamada Al shabaab ayaa lagu arkayaa Badweynta Hindiya iyagoona baadi goob ugu jira maraakiib dagaal oo Kenya leedahay.

buy paroxetine online cheap, generic clomid. SomaliMedia
Muqdisho

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login