Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidanka Axmed Madoobe oo Wariye kala baxay Shir kadibna Xiray

Kamagra Soft online, dapoxetine online.
Ciidanka Maamulka Jubbaland gaar ahaan kuwa NISA ayaa la sheegayaa inay maabta xabsiga utaxaabeen Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo ka mid ah Saxafiyiinta Soomaaliyeed.

Jeylaano oo Idaacadaha Muqdisho kasoo shaqeeyey ayaa waxa uu ka qeyb ahaa saxafiyiin Tababar uga furmay Kismaayo oo Casharo Warfaafinta quseeya baranayey.

Hoteelkii Siminaarka ka socday ayaa waxa mar keliya soo galay Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo sida muuqatay Farmuuq ku socday iyagoo kaxeystay Wariye Jeylaani Yuusuf.

Qeybta Warfaafinta Jubbaland ayaa la sheegay in Amarkaasi lagu xiray Wariyaha laga bixiyey lamana oga sababta keentay Xarigiisa.

cardura buy online, buy zithromax online. buy clomid online cheap, clomid without prescription. 13434754_964824326970006_6995939704635518200_n

Warar aan la hubin baa sheegaya in Jeylaani loo heysto warar uu ku duray Maamulka Jubbaland intii uu joogay Bilo ka hor Idaacada Shabelle Ee Magaalada Muqdisho.

Taliska Nabad Sugida Jubbaland iyo Warfaafinta Maamulkaas midna kama aysan hadlin Xariga maanta lagula Kacay Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf.

You must be logged in to post a comment Login