Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidanka D.F Soomaaliya oo Boob ka wada Iminka Gobolka…

-Ciidanka D.F Soomaaliya oo Boob ka wada Iminka Gobolka…

Kamagra Chewable for sale, zithromax online. buy Kamagra, order Gold Vigra online cheap, buy zithromax online. buy Zoloft.

Sida ay inoo sheegeen dadka kusugan Gobolka Shabellaha Hoose waxaa hadda ka socda Deegaanka Shalaanbood Boob iyo dhac ka wada halkaasi.

Qof kusugan Shalaanbood waxa uu sheegay in dhaca ay geysanayaan Ciidan katirsan Kuwa Dawlada Soomaaliya oo ka yimid Dhinaca deegaanka Buula mareer.

Ciidankaasi ayaa Lacago iyo Alaab kale ka qaatay guryo iyo goobo ganacsi oo ku yaalla Shalaanbood.

Askarta AMISOM ee kusugan Agagaarka Shalaanbood ayaa waxay raacdeysnayaan Ciidanka Dhaca ka geystay Deegaankaasi maanta oo Sabti aheyd.

You must be logged in to post a comment Login