Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Col Tuuryare oo eryay Taliye ka tirsanaa Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya (Waa Kuma ?)

Maxamuud Shubaaye, ayaa waxaa lagu heystaa jirdil uu u geystay Suxufiyiintii ku xirnaa Xabsiga Godka Jilacow, ee dhawaan loo wareejiyay Xabsiga Dhexe ee Xamar. Sidoo kalana waxaa loo heystaa in uu sii daayay rag lala xiriirinaayay Al Shabaab.

Taliyihii Hay’adda Nabad Suggida ee Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir Feysal Yare, ayaa waxaa loo magacaabay Taliyaha Dembi Baarista ee Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka Banaadir.

Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka C/raxmaan Maxamed Tuuryare, ayaa waxaa la sheegay in uu isagu ka dambeeyay tallaabada xilka looga xayuubiyay Maxamuud Shubaaye.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa toddobaadkii hore xilka si buuxdo kaga qaaday Taliyihii Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

Viagra Caps no rx, purchase lioresal.

You must be logged in to post a comment Login