Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cudurka daacuunka oo dilay caruur badan

buy Cialis soft FRUIT, buy dapoxetine, buy lioresal Cialis Black without prescription, lioresal reviews. . buy zithromax online. Carruur tiradooda lagu sheegay 20 ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ku dhinteen degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose.

Cudurka daacuunka ayaa helay carrauurtaan waxaana maalmahan ay ahaayeen kuwo cudurkaan la il daran.

Dr Cabdi Cali Muuse oo ku sugan Baraawe waxa uu inoo sheegay in maalin walbo cudurkan uu soo rito ugu yaraan 5 qof.

Lama hayo dawooyin la siiyo dadkan, waxaana laga baqayaa in dhimashadu ay iantaan kasii badato.

You must be logged in to post a comment Login