Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cumar Cabdi Rashiid oo Gaaray Danihii Muqdisho Uyimid Loona Magacaabay Xil Culus

War naga soo gaaray Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibada Dowlada Federaalka Somalia, ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke loo magacaabay Danjiraha Dowlada Somalia u fadhin doonon Dalka Mareykanka.
Danjiraha Cusub ee Dowlada Somalia ay u magacawday Dalka Mareykanka, ayaa waxaa la sheegayaa in Saacadaha nagu so began uu kulamo kala duwan la qaadan doono Siyaasiyiin ay kamid yihiin Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, John Kerry, iyo Diblumaasiyiin kale oo ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada iyo gudaha Dalkaasi Mareykanka.
Sidoo kale, waxa ay wararku intaa kusii darayaan in Magacaabista Danjiraha Cusub uu ahaa mid socday Muddo dheer, balse iminka ay Dowlada Somalia gaar ahaan Wasaarada Arrimaha Dibada soo gabagabeysay magacaabista xilkaasi. buy celebrex online cheap, buy Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login