Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cusbitaalada & Dhaawacyadii maanta la Geeyey

cheap sildenafil, cheap zithromax. Madaxa Caafimaadka Cusbitaalka Madiina Duniya Cali Maxamed ayaa waxay ka warbixisay dadkii dhaawac ahaanta maanta kasoo gaareen Weerarkii Xarunta Baarlamaanka Somaliya.

Waxay sheegtay Duniya in 7 qof oo Dhaawac ah ay soo gaareen oo dhaawacyadooda iskugu jireen kuwo culus iyo kuwo Fudud iyadoo sheegtay in Adeeg Caafimaad uqabteen.

Duniya ayaa tibaaxday in 9 qof oo Meyd ahaan loo keenay Gudaha Cusbitaalka Madiina.

You must be logged in to post a comment Login