Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

C/weli Sheekh Axmed Oo Ku Yiri Xasan Sheekh “Haddii Aadan Degdeg Uga Bixin Villa Soomaaliya…

Malegra no rx, acquire lioresal.

Extra Super Tadadel for sale buy Kamagra Gold online, cheap clomid. , dapoxetine online.
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka C/weli Sheekh Axmed ayaa si kulul ula hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u diray farriin cusub oo degdeg ah, isaga oo sheegay in Xasan laga doonayo inuu degdeg uga soo baxo Villa Soomaaliya.

“10 September waxay soo gabagabeysay waqtigii dastuurka u idmaday madaxweyne Xasan  in  dalkaan uu madaxweyne ka yahay, haddee Dastuurka wuxuu sheegayaa in wixii 10-ka September Xasan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, laguna wareejiyo xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya”

C/weli ayaa ku baaqay in xilka madaxweynenimo loo dhaariyo guddoomiye jawaari si loo waafaqo Dastuuurka.

“Waxaan ku baaqnay in si degdeg ah loo dhaariyo guddoomiyaha baarlamaanka loona dhaariyo jagada Madaxweynaha, islamarkaana madaxweynaha caddeeyo in  uu xilka ka dego, kolley annaga waan xusuusinnay waana in sharciga ku dhaqmaan”

“Waxaan rabnaa waa in sharciga la raaco, aasaaska dalkaan waa sharciga, marka Koowaad Madaxweynaha Banneeyo xilka, guddoomiyaha baarlamaanka sii hayo xilka, waxaan rajeynaynaa in 30-kaas cisho ee guddoomiyaha xilka sii hayo kadibna waa laga tashanayaa baarlamaankana wuu joogaa, haddii aan nahay isbahaysiga isbedal doonkana waxaan wadnaa la tashi shacabka ah oo aan soo bandhigno hidise kala guurka dalka lagu maamulayo laakiin marka hore waa in sharcigaa la dabaqaa oo madaxweynaha xilka ka degaa haddii kale Dastuur ma jiro waaye oo Dastuur laguma dhaqmayo”

Xasan Sheekh waa uu u dhammaaday waqtigiisa, islamarkaana waxaa hadda muran uu ka taagan yahay sii joogistiisa Villa Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login