Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy baclofen online without prescription acquire sildenafil, acquire zithromax. , Penegra for sale, order lioresal. purchase Zoloft.
Daacishta Soomaaliya ee ku dhuumaanaya Buuraha Galgala ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa inay heleen hub aad iyo halis ah islamarkaana wax gumaada.
Xeeb ku taalla Boosaaso ayaa la sheegay in doon ay hubkaasi kasoo dejisay xilli habeen saq dhexe ah, waxaana la tilmaamay in loo gudbiyey Buuraha Galgala oo Daacish ay ku sugan yihiin.
Xog ay heshay Warqaad ayaa sheegaysa in Hubkaasi uu ka mid yahay Gantaalada hawada sare loo diro ee buburiya diyaaradaha, kuwa Taangiyada iyo sidoo kale Miinooyin Casri ah.
Hubkaan waxaa loo maleynayaa inay ka heleen Daacishta ka dagaallanta dalka Liibiya, wallo laga yaabo dalal kale in loo soo marsiiyey si dhuumasho ah.
You must be logged in to post a comment Login