Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daaweo xafladii madaxweynaha Soomaalida Itoopiya ee London oo dhameystiran.

Waxaa dhawan lagu qabtay magaaladan London munaasabd lagu soo dhaweynayay madaxweynaha Soomaalida Itoopiya oo baryahani booqasho ku joogo magaaladan London.
Wxaa halkaasi ka soo qeybgalay soomaalida ka soo jeeda Kilinka shanaad iyada oo halkaasi ay heeso wadani ah ka qaden faanaanita logu jecelyahay London.
Hadabo halkan hoose kaga bogo xafladaasi oo dhan.

You must be logged in to post a comment Login