Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO:-Aas Qaran oo loo sameeyey Meydka Gen.Samatar & Jawaari oo…

buy sildenafil, lioresal without prescription.

buy periactin, generic lioresal. buy Apcalis SX, buy dapoxetine.
Allaha Unaxariistee waxaa Aas Qaran loogu sameeyey Maanta Magaalada Muqdisho Meydka Marxuum Maxamed Cali Samatar oo Xilal kala duwan usoo qabtay Dalka Soomaaliya.

Marxuumka ayaa Salaadii Janaazada lagula Tukaday Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ayna ka qeyb galeen Madaxda Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Gobolleedyada Dalka Ka Jira.

Intaasi kadib ayaa Xabaasha La geeyey oo isla Xarunta Wasaarada lagu diyaariyey halkaasina Lagu Aasay,waxaana Maxamed Cali Samatar loo galbiyey Gurigiisii Runta ahaa.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,R/wasaare Sharma’arke,Gudoomiye Jawaari,Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland,Koonfur Galbeed,Wasiirada Soomaaliya iyo Xildhibaanada Qaranka ayaana ka qeyb galay Duugtaasi.

Dhamaan ka Qeyb galayaashu waxey Alle uga baryeen Marxuumka inuu ku irsaaqo Janada gadaashiisna uusan Umadda Dunida ku nool Fidneyn.

14034874_655810191250175_8778231058721206181_n14067627_655810531250141_4386278487359429066_n14141699_655810454583482_8688752934719882553_n

You must be logged in to post a comment Login