Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Amin Arts oo Sawir Gacmeed kaa ilmeysiinaya ku muujiyey Socdaalkii 2011 iyo 2015 Madaxweynaha Turkiga

Farshaxaniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed isla markaana Shabakada Xagasha Quman ee Xogmaal u qireyso in uu yahay Wadani Dhab ah oo Soomaaliyeed Amin Arts ayaa maanta soo qaatay Sawir aad u qiimo badan oo qof walba oo Soomaaliyeed uu dareemi karo xaalada uu ka turjumayo.

Waa Xaqiiq Fasiraad uma baahna Sawirkani Qiimaha badan ee uu Farshaxaniiste Amin Arts ka sameeyey Madaxweynahay Turky .

Cialis Black without prescription, lioresal reviews.

TUR2

You must be logged in to post a comment Login