Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo laga daawan doono SNTV

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah barnaamijyada maalinlaha ah ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed  SNTV.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 20 January, 2015, ayaa SNTV laga bilaabi doonaa in laga daawado Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo muuqaal ah, waxayna daawadeyaashu ka heli doonaan dhammaan wararkii iyo wareysiyadii ku baxay Barnaamijka.

Barnaamijyada Kulanka Toddobaadka, Dakhtarka Waydii, Islaamka iyo Nolosha iyo Fanka iyo Fannaanka ayaa ka mid ah barnaamjyada Radio Muqdisho ee ayagoo muuqaal ah haddana ka baxa Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed.

order Sildalis online, purchase Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login