Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Booliiska Talyaaniga oo xabsiga dhigay Imaam Soomaali ah oo loo heysto Arrin Halis ah

buy Erectalis online cheap, buy Zoloft online.
Sublingual Viagra no rx, cheap clomid.

order Zenegra online cheap, dapoxetine reviews.
Booliiska dalka Talyaaniga ayaa waxaa la sheegay inay xabsiga dhigeen Imaam Soomaali ah oo lagu soo eedeeyey inuu damacsanaa inuu Qarxiyo xarunta Tareenada laga raaco ee magaalada Roma ee dalkaas Talyaaniga.

Imaamka Soomaaliga ah oo aan magaciisa la shaacin laakiinse lagu sheegay inuu yahay 22 sano jir ayaa waxay booliisku ay xabsiga u taxaabeen dhawaantaan ayagoona ka qabtey xero qaxooti oo ku taala magaalada Campobasso dalkaas Talyaaniga, Imaamkaan ayaa waxaa lagu eedeeyey inuu ereyo naceyb ah uu dhalinyarada kaamkaas ku faafinaayey islamarkaana uu faraayey inay ku jihaadaan gaalada oo laga bilaabo dalka Talyaaniga ka dibna loo dhaadhaco oo la caawiyo walaalaha ka dagaalamaayo dalka Siiriya, Imaamkaan ayaa Qorshihiisa lagu sheegay inuu damacsanaa inuu qarxiyo xarunta Tareenada ee magaalada Roma ee dalkaas Talyaniga

Ugu dambeyntiina iyadoo Imaamkaan ay Sirdoonka dalkaas Talyaaniga daba Socdeen mudo dhowr bilood ah ayaa waxaa ay ugu xireen qolkiisa Kaamiro Qarsoon ayagoona sidoo kale dhageysanaayey teleefoonada ninkaas oo asaga sheegtay inuu ka tirsanaan jirey kooxda Alshabaab, Ninkaan ayaa waxaa kale oo uuamaanay weerarkii ka dhacay magaalada Paris oo uu ku sheegay mid wanaagsanaa, Sidoo kale ayaa ninkaas intii ay sirdoonka Talyaaniga isha ku hayeen waxay sheegeen inuu ahaa mid ku mashquulsan daawashada Filimada ku saabsan weerarada iyo borobogaandada jabhada ISIS.

You must be logged in to post a comment Login