Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: CABDI GOOD oo Jiingada kala degay Heestii Qoomaal & Tv-ga oo laga baahiyey “Gabadhan miyaan cid Dhalin”

Waxaa dhowaan soo baxday hees uu soo qaaday Fanaanka Qoomaal yare taasi oo dhalisay in siyaabo kala duwan ay bulshadu uga hadlaan.

CABDI GOOD ayaa dhankiisa Xalay wuxuu kusoo qaatay Barnaamijka isir  Raaca Afka somaaliga ee ka baxa Tv-ga Kalsan isagoona sheegay INAY TAHAY MIDAAN WAALI CAS.

Sidoo kale wuxuu sheegay inaan wax danbe la qarin doonin oo cadaymaha iyo Muuqaalada dhaqanka ka baydhsan ay Bulshada tusi doonaan when are you ovulating, cheap lioresal. “WA GABADHA MIYAAN CID DHALIN” Waa daahir ayaa Shamis”

You must be logged in to post a comment Login