Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Cali Khalif Galeyr “looma oyaan”

Cali Khaliif Galayr”Reer Khaatumo waxay noqdeen looma ooyaan+ taariikhdooda baa la tirtirayaa”………….

Xildhibaan Cali Khaliif Galayr oo ku sugan Deegaanka kalabeyr ee u dhaxeeya Laascaanood iyo Garoowe ayaa sheegay in Maamulka Somaliland ay doonayaan baabi’inta reer Khaatumo.

“Qabiil naguma soo duulin ee waxaa nagu soo duulay Maamul ee waa in aan Maamul ku difaacnaa deegaanada Khaatumo” ayuu yiri Cali Khaliif, waa siduu hadalka u dhigaye. buy tadalafil online, buy dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login