Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo ciyaarihii koobka Ramadaanka oo si habsami leh uga furmay London

 

cheap doxycycline, cheap zithromax. Koobkii sanadlaha ahaa ee SOUTH WEST LONDON RAMADAN CUP 2014 ayaa si habsami leh uga furmay xaafada STRETHAM oo ku taala koofurta caasimada UK ee LONDON,sanadkan waxaa ka qeyb gelaya lix koox oo ka kala timid xaafadaha ay Somalidu ku badan yihiin ee London.

Kooxaha waxay kala yihiin DREAM TEAM – AL-HIJRA – GENERAL DAA,UUD – STRETHAM – NABADDA FC iyo SOMALILION,cayaarahana oo haduu alla yiraahdo socon doona ilaa dhamaadka bisha barakeysan ee RAMADAAN,waxaa furitaankii ka soo qeyb galay dhamaan bahda isboortiga ee wadanka UK, oo ka kala yimid magaalooyinka MANCHESTER,BIRMINGHAM,BRISTOL iyo LEICESTER.

You must be logged in to post a comment Login