Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Community centre-kii ugu horeyay ee Soomaaliyeed oo laga hirgalinayo magaalada London.

Waxaa dhawaan lag wadaa in degmada Hounslow ee galbed London laga hirgaliyo Cumunity centre Soomaliyeed kaas oo bulshada ka haqabtiri doono waxyaabaha ay u baahan yihiin.

Hadi xaruntaani ay hirgasho waxay noqoneynaa xaruntii ugu horeysay ee Soomaalidu ku yelato galbeed London sila markaana ay Soomaalida la tartamaan jaaliyada kale ee ka jira magaaladan London
hadbo hoos ka daawo warkaasi.

You must be logged in to post a comment Login