Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: Dawlada Ingiriiska & Xubno Ka socda Khatumo oo kawada hadlay duulaanka Maleeshiyada S/land

kulan ku dhexmaray xubno kasocda maamulka khaatumo iyo wasaarada arimaha dibada ee Dawlada ingiriiska.

kulankaas oo ahaa mid ahmiyad gaara ulahaa dhinacyadii halkaas ku kulmay si mugweyna la isulafahmay dhamaan wixii laga wadahadlay oo dhinacyo badan taabanayey.

Qodobada laga hadlay  ayaa waxaa kamid ahaa wadashaqaynta, Arimaha binu aadanimada,horumarka iyo xaalada nabadgalyo xumada ee haatan kasoo korodhay deegaanada khaatumo iyo duulaanada qaawan ee maamulka Somaliland.

neurontin without prescription, dapoxetine without prescription.

Cabdi Faarax Mahad (Cabdi Shube) Wasiir ku xigeenka Khayraadka dabiiciga ah ee maamulka  oo kamid ahaa Xubinihii Kulankaasi ka qayb galay ayaa Faah faahin ka bixiyey waxyaabii looga hadlay kulankaasi.

You must be logged in to post a comment Login