Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo : Dawlada oo la siiyaya gadiid gaashaaman oo ay kaga gabadaan xabada Al Shabaab

Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa dowladda Soomaaliya maanta ku wareejisay Gawaari nooca aan xabadda karin ee loogu talagalay madaxda iyo hey’adaha ammaanka.

Munaasibadda Gaadiid gaaraya ilaa 11 oo ah nooca aan xabbadda karin lagula wareejinayey dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb-galay agaasimaha madaxtooyada Qaranka, Taabid Maxamed iyo sidoo kale Dajiraha dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Al-Cusmaan, waxa ayna ka dhacay xarunta safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho.

Dajiraha dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Al-Cusmaan ayaa munaasibadda ka sheegay in Gaadiidkan ah nooca aan xabadda karin in uu qeyb ka yahay taageerada joogtada ah ee ay siiyaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, waxa uu intaa raaciyey in Soomaaliya ay ka caawiyaan dhinacyada Waxbarashada, Caafmaadka iyo waxyaabo kale oo muhiim ah, Bisha Ramadaan ayuu tilmaamay in ay bixin doonaan Kaalmooyin shacabka Soomaaliyeed lagu caawin doono.

IMG_6097 IMG_6169 IMG_6160 celebrex tablets buy, generic Zoloft. IMG_6087

Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

Nagalada soo xirii info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login