Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo dhalinyaro Soomaalia Mareekan ah oo jihaad tagay dalka Suuriya

Waxaa dalka maraykanka siwayn looga dareemay saamaynta  ay ku yeelatay dhalin yaro soomaliya oo la sheegay inay halkaasi ka tageen si ay uga qayb galaan dagaalada ka socda wadanka suuriya.

“Bulshada soomalida ee ku dhaqan magaalada magaalada Minnesota Waxay dedaal ugu jiraan cida ka danbaysa Arintaan, Dabca goobaha gooba bulshadu ku kulanto ee Enternetka , Balse waa in la ogaado Xaqiiqda cida gacanta ka gaysanaysa ” Sidaasi waxaa yidhi  C/biixi oo kamida hogaamiyaasha soomalida ee gobolkaasi.


order Cialis soft FRUIT online, buy zithromax.


Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login