DAAWO Doodii Ugu Adkeyd: Xildhibaan Jeesow oo Aamusiiyay Wasiir Yariisow & Xukumadda Kheyre oo lagu dhagan yahay

Filed under: Wararka |

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa dood kulul uga yaabsaday Wasiirka Warfaafinta DFS Eng C/Raxmaan Yariisow.

Doodan oo ka baxday TV-ga Goobjoog ayaa waxaa looga hadlay waxqabadkii Xukumadda Soomaaliya iyadoo Xildhibaan Jesow uu banaanka keenay ceebo badan oo ay dowladu gashay.

Wasiir Yariisow ayaa ay ku adkaatay inuu jawaabo lagu qanco ka bixiyo su’aalo adag oo la weydiiyay, halka xiliyada qaar doodu ay aheyd mid gacmaha la isku taagayay.

Dad badan ayaa aamisan in Xildhibaan Jeesow uu kamid yahay xildhibaano diidan xukumadda Soomaaliya, oo wada mooshin.

Hoos ka daawo Dooda oo dhan

Posted by on July 16, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

Leave a Reply