Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Fadeexad uu RW Yahuuda kala kulmay Xildhibaan…

baclofen online, purchase zithromax.

Raisul wasaaraha Yuhuuda Benyamin Netahnyahu oo booqasho ku maraya dalka Holland ayaa weji gabax kala kulmay xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalkaas.

Xildhibaan Tunahan Kuzu oo saf kula jira siyaasiyiin kale oo soo dhoweynayey raisul Netanyahu ayaa diiday inuu salaanta ka qaado Netanyahu oo gacanta u soo taagay.

Isagoo weji gabaxsan ayuu Netanyahu sii dhaafay markii laga qaadi waayey salaanta waxaana la maqlayey isagoo leh Ok oo sii gudbaya.

Kuzu ayaa Jaakada uu ku lebisnaa waxaa surnaa calanka Falastiin markii uu diidayey inuu salaanta ka qaado Netanyahu, waxaana arintan si weyn u hadal hayey saacadihii ugu dambeeyey warbaahinta caalamka,

Xildhibaan Kuzu oo ka tirsan Baarlamanka Holland una ololeeya xuquuqda Falastiin, ayaa ugu qiil sameeyey ficilkiisa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook isagoo sheegay in aanu istaahilin soo dhoweyn Netanyahu oo caruur iyo haween ku xasuuqay marinka Gaza aysana ahayn in la ilaawo ficiladiisii xun.

buy Brand Viagra, buy Kamagra Jelly online, clomid without prescription. zithromax without prescription. face

face1

You must be logged in to post a comment Login