Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Feysal Cali Waraabe “Dagaal ban udiyaarsanahay”

 

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Soomaliland ka dhisan Feysal Cali Waraabi ayaa si kulul waxa uu usheegay inay udiyaar garoobayaan Dagaal ay ku difaacayaan qaranimada Soomaaliland sida uu hadalka u yiri waxaana hadalkaan uu maanta ka jeediyey kulan ka dhacay Magaalada Hargeysa oo Axzaabta Siyaasada iyo Labada Gole ee Maamulkaasi ka qeyb galeen.

buy Viagra Soft, generic Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login