Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Filim yar oo qosol badan oo la magacbaxay xawilaadii jaceelka.

Waxaa dhawaan lasameeyay filim cusub oo jaceel ah kaasi oo la magacbaxay xawilaadii Jaceelka.

Faarax Murtiile oo kamid ah abwaaniinta & faanaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ee caasimada dalkan Uk ayaa soo saaray Fim yar oo qosl badan asiga oo sheegay in umada Soomaaliyeed uu qalbigoda ka buuxo naceeb ay sheegtaan iney jaceel qabaan.
Halkan hoose ka daawo filim-kani lamagacbaxay Xawilaadii Jaceelka hadabo adaa qosli doonee ee daawo kadibne raiyigaaga ka dhiibo sida uu yahay Filimkaani.

You must be logged in to post a comment Login