Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: gaadiid dekadda Kismaayo laga soo dajiyay

Gaadiidka-Dagaal-ee-Kismaayo-ka-degay-1-300x225

Gaadiidka-Dagaal-ee-Kismaayo-ka-degay-3-300x225

Gaadiidka-Dagaal-ee-Kismaayo-ka-degay-7-300x225

Gaadiidka-Dagaal-ee-Kismaayo-ka-degay-3-300x225-1

Gaadiidka-Dagaal-ee-Kismaayo-ka-degay-4-300x225

Gaadiidka-Dagaal-ee-Kismaayo-ka-degay-5-300x225

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inay maalinkii shalay ka degeen gaadiid dagaal oo maamulka magaalada heysta loogu tala-galay.

Gaadiidkan waxaa lagu warramay in loo adeegsan rabo guluf dagaal oo dhowaan ka billaaban doono Jubbooyinka gaar ahaan meelaha ay ku sugan yihiin Alshabaabka.

Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay inay horudhac u yihiin gaadiidkani saanad millateri oo maamulkooda u soo socoto.

Dekadda magaalada Kismaayo ayaa gaadiidkani maanta laga soo dajiyay waxaana dekadda weli si sharci darro ah loogu isticmaalaa arrimo ka baxsan sharciga Kenya ayaana wax ka qaadato dhaqaalaha sida lagu warramayo.

Ilo-wareedyo la hadlay Saadaal ayaa sheegaya in sidoo kale magaalada lagu wado inuu gaaro ra’iisul waaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed maalamaha ina soo aadan.

You must be logged in to post a comment Login