Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO ; Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Hiiraan oo si xoog ah ula wareegay xafiisyada maamulkii hore.

July 11, 20190

Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka hiiraan loo soo Magacaabay oo mudda bil ah dibad joog ahaa ayaa si xoog ah ula wareegay xafiisyadii maamulka ee gobalka Hiiraan.

Hoos ka daawo Muuqaalka .

You must be logged in to post a comment Login