Sida ay daabaceen Isabelle Matic ayaa Bogeeda Facebook ku soo daabacday inay Muslintay,waxayna ka codsaday Muslimiinta Caalamka inay dhagaha ka fureystaan,Beenta iyo Barabogaanadda ay fidinayaan Joornaalka Charlie-Hebdon iyo kuwa lamid ah ah.

Saaxiibadda Bahda Fiilimadda ee Dalka Faransiiska,ayaa arin laga naxo ku tilmaantay ,Islaanimadda Isabelle Matic,waxayna sheegeen inay ka cabsi-qabaan Dad badan oo Faransiis ah inay raacaan wadadda Isabella oo ay Muslimaan sida ay sheegeen,xili lagu balamay aflagaadeynta Nebi Maxamed(CSW)waa sida ay ku soo qoreen Bogaga ay Facebook ku leeyihiin.