Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Hay’adda Hormuud Telecom Foundation oo 1,000 Carruur Agoon Ah Lacago Uqeybisay.

Madaxa Hay’addaha safamalka Hormuud Telecom Foundation ayaa dardar gelisay wax uqabadka shacabka tabaalaysan ee ku dhaqan magaalada Muqdisho. 

Munaasabad shalay ka dhacday degmada C/Caziiz ee magaalada Muqdisho ayay hay’addu deeq lacageed ugu qeybisay 1,000 carrur agoon ah.

Madaxa Hay’addaha safamalka Hormuud Telecom Foundation ayaa sheegay in qoyskiiba ay siiyeen lacag dhan $100 ayna qeyb ka tahay daryeelidda shacabka muslimiinta soomaaliyeed ee tabaalaysan.

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa shirkadaha kale ee ganacsiga kajira dalka waxay uga duwantahay iyadoo gacansiisa dadka fuqarada ah iyo masaakiinta.




buy tadalafil, buy dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login