Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo hees wacyigelin ah oo ay fananiinta ku soo bandhigeen Jowhar

Female Cialis online, cheap lioresal.

buy zoloft online cheap, Kamagra buy online, purchase zithromax. acquire Zoloft.
Waxaa hubanti ah in dalka Soomaaliya uu yahay mid allaah uu ku maneystay Wax soosaar bad iy barina ay ka buuxaan kheyraadkaasi hadii laga faa’iideysto.

Koox Fanaaniin ah oo qalab fiican aan heysan ayaa waxay maskaxdooda ka dhalaaliyeen Erayo Suugaaneed Miisaan iyo mug leh oo wax-tarka Kheyraadka Waddanka ka hadlaya.

 

Fanaaniintaan oo Xidigaha Jowhar la yiraahdo ayaa Heesta waxay ku cabireen sida looga haqa beeli karo Dallagyada La beerto oo dadkuna ku baahi bixi karaan.

Waxay muujiuyeen in wax dalka dibadiisa laga keeno aysan faa’iido laheyn balse hadii laga shaqeysto Beeraha iyo Dallagyada Waddankeena wax la siisto aysan jirin.

HALKAAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

 

 

 

You must be logged in to post a comment Login