Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Isaaq oo calaacal iyo canaan u jeediyay Hawiye iyo DFS

Odayaasha Beesha Isaaq, ayaa kullan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxa ay hanjabaad culus ugu soo direen beelaha Hawiye oo ay ku eedeeyn xasuuq ka dhan ah beesha Biyo-Maal.

Waxa ay tix-raacayeen dagaalladdii dhowaan ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose, ee beelaha Habar-Gidir iyo Biyo-Maal, waxayna sheegeen in dowladda Somalia ay ku lug leedahay.

Waxa ay sheegeen in Biyo-Maal ay isugu tageen Hawiye oo idil.

Odayaasha iminka sheegaya arrintan ayaa weligod ka hadal xasuuqa Axmed Godane oo beeshooda u dhashay uu ka wado koonfurta Soomaliya. Waxaysan sidoo kale ka hadal markii dad badan oo shacab ah ay maleeshiyooyin ku xauuqeen gbolka. buy Extra Super Tadadel, generic Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login